Ra’iisul Wasaare Justin Trudeau oo isu karantiilay shaki la xiriira Coronavirus

Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa karantiil u galay cabsida ku aaddan Coronavirus awgeed, sida uu xafiiskiisa xaqiijiyay. Xaaskiisa, Sophie Gregoire-Trudeau, ayaa galinkii dambe ee Arbacadii lagu arkay qaar ka mid ah calaamadaha cudurka, kaddib markii ay ka hadashay xaflad meher ah oo ka dhacday UK. Waxaa lagu sameeyay baaritaan ku aaddan Coronavirus, iyada iyo … Continue reading Ra’iisul Wasaare Justin Trudeau oo isu karantiilay shaki la xiriira Coronavirus